Xuutiyiinta oo sheegtay inay beegsadeen xarumaha Shidaalka Aramco iyo saldhig Sacuudiga leeyahay
Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto ayaa sidoo kale sheegay inay weerareen saldhig diyaaradeed oo Sacuudiga leeyahay iyo xarumo shidaal, balse mas’uul...
Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto ayaa sidoo kale sheegay inay weerareen saldhig diyaaradeed oo Sacuudiga leeyahay iyo xarumo shidaal, balse mas’uul...
Ilaa labo kun oo qof ayaa lagu soo warramayaa inay gaareen dalka Jabuuti, kuwaas oo ka baxsanaya colaadda sii xoogeeysaneysa ee dalka Yemen
Bandhigga Filimada ee Venice ayaa martigeliyay daawashadii ugu horreysay ee filim cusub, oo leh himilo sare isla markaana muran dhaliyay, kaas oo u...
UK Prime Minister Andy Burnham praised Abdi-Wali’s record in Camden and told her that Labour wanted her to take that experience to Westminster.
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Mogadishu (HOL) — Somalia’s Immigration and Citizenship Agency (ICA) and the African Union on Wednesday discussed strengthening cooperation on bord...
Muddo ku dhow laba bilood, beeraley u dhashay dalka Brazil ayaa farriimahan iyo kuwo kaleba la wadaagay barnaamijka garaadka macmalka ah ee ChatGPT...
Sacudi Carabiya ayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad aan duuliye lahayn oo ay leeyihiin fallaagada Xuutiyiinta Yemen, ka hor inta aysan soo gelin...
Mogadishu (HOL) — The Chinese Embassy in Somalia has condemned recent remarks on Taiwan by Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro d...
Laga soo bilaabo isku dayo lagu horumarinayo hub gudaha Yemen ilaa ololeyaal lala xiriiriyay dagaalka Suudaan, iyo adeegsiga garaadka macmalka ah e...
Somalia is approaching one of the most consequential economic reforms since the reconstruction of its federal institutions, restoring a credible na...
Mogadishu (HOL) — National Intelligence and Security Agency (NISA) has dismantled several al-Shabab networks that were allegedly attempting to infi...
Washington (HOL) — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro met Tuesday in Washington, D.C., with members of the U.S. Congress and se...
Saudi cities faced the threat of a second day of Houthi attacks as fighting across Yemen led the UN to warn of a humanitarian crisis with 100,000 Y...
China is stepping up its commercial engagement across East Africa, expanding beyond traditional infrastructure projects into trade, manufacturing, ...
Waa markii ugu horreysay oo dal Afrikaan ah uu martigelinayo Koobka Adduunka ee tartanka Cayaaraha Fudud iyadoo ka guuleysatay magaalooyinka London...
Ciidamada Israa'iil ayaa sidoo kale si joogto ah u xaddida dhaqdhaqaaqa dadka tuulada, iyagoo mararka qaar jidka laga soo galo ku sameeya baro kont...
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Sannad kasta, tartanka Sawir-qaadaha Sanadka ee Badweynta wuxuu ku martiqaadaa sawir-qaadayaasha inay soo gudbiyaan sawirradooda ugu xiisaha badan ...
Turkigu wuxuu sii wadaa dadaallo diblomaasiyadeed oo firfircoon oo looga golleeyahay in lagu gaaro midnimo siyaasadeed iyo mid militari oo ka dhala...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Waxay ahayd waqti aan fogayn tan iyo markii ay la kulantay lammaanaheeda. Waxay ku taamaysay inay shaqo ka hesho ciidanka booliiska. Hase yeeshee, ...
Dhusamareb (HOL) — The Towfiiq political organization has opposed a decision by the National Independent Electoral and Boundaries Commission to exc...
The Saudi-led coalition fighting in Yemen has promised to respond “firmly” to missile and drone attacks by the Iran-aligned Houthi group that wound...
UAE sought a shared Eritrean island base for Israel as early as 2016. Asmara sees closer Israel-UAE alignment on Ethiopia
Shantii carruur ahayd ee dhashay waxaa ka badbaaday saddex kaliya oo caafimaadkoodu wanaagsan yaha
Soo saaraha filimka, Zakaria Abshir, ayaa BBC Somali u sheegay in safarka filimku ku gaaray Venice aanu macnaheedu ahayn inuu lumiyay aqoonsigii iy...
Marka uu soo baxayo gows-caqliyeedka, cabashada ugu weyn ee bukaannadu badanaa waa xanuun iyo barar ay dareemaan
Mogadishu (HOL) — Hirshabelle President Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe met in Mogadishu with the Supreme Political Council of the Hawadle clan, wh...
Mogadishu (HOL) — The U.S. Federal Bureau of Investigation (FBI) is offering a reward of up to $150,000 for information leading to the location and...
Mogadishu (HOL) — The Banaadir Districts Football Tournament will officially kick off Nov. 15, 2026, in Mogadishu, officials said.
Mogadishu (HOL) — The mayors of Mogadishu and Djibouti City signed a memorandum of understanding Sunday to strengthen cooperation between the two c...
Mogadishu (HOL) - U.S. President Donald Trump has nominated career diplomat Devin Kennington to serve as the next U.S. ambassador to Somalia, seeki...
Xoghayaha Ciidanka Cirka Mareykanka ayaa sheegay in hubkan loo baahan yahay si dalka looga difaaco weerarrada ama tallaabooyinka cadowga
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
25 sano kadib weerarradii 11-kii September, laba maqaal oo ka hadlaya laba arrimood oo kala duwan oo ka jira New York ayaa muujinaya isbeddellada k...
Madax kala duwan iyo dadkii yaqaanay Xaawo ayaa ku sifeeyey qof inta badan waqtigeeda galisay u qumida dadka nugul, horumarinta gabdhaha iyo kor u ...
The East African Community has a customs union and a common market, yet many businesses still face repeated paperwork, inconsistent standards, mult...
Beledweyne (HOL) — The traditional leader of the Hawadle clan, Ugaas Yusuf Ugaas Hassan, and Somali lawmakers from both houses of Parliament arrive...
Waxaa laga yaabaa inaad taleefankaaga u furto si aad u daawato hal muuqaal oo gaaban ka hor inta aadan seexan ama inta lagu jiro nasasho kooban. Da...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Kenya Defence Forces personnel serving under the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) have provided medical services...
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Mogadishu (HOL) - The Justice and Unity Party (JSP) has nominated Hirshabelle President Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe, as its candidate for the u...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sac...
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaa...
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka t...
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay...
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu shee...
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha te...
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha balla...
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa w...
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xil...
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilowna...
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-sa...
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ...
Dhowr bilood ka dib markii uu dagaalku bilaabmay, Iran waxay lumisay qayb ka mid ah awooddeeda milatari iyo kaabayaasheeda, waxayna wajahaysaa cada...
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersig...
MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dh...
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaa...
Muqdisho — War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka ...
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa ma...
Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amn...
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maa...
Ceerigaabo — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beel...
Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Wa...
Laascaanood — Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaa...
Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee...
Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha ...
Beledweyne — Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen ...
Dagaalyahanno hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Baladweyne ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay ku sugnaayeen odaya...
Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha H...
Muqdisho — Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha biyaha ku f...
Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan. Soonka sanadkan a...
Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer. Seerahan ayaa waxaa ka faa’iid...
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. ...
Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad a...
Muqdisho — Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise-...